Xukuumada Soomaaliya oo loogu baaqay in dalka ka saarto ciidamada Kenya

Xiriirka u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa meel xun gaaray , waxa ayna arintan keentay in Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada labada dal ay siyaabo kala duwan uga hadlaan xiisada siyaasadeed ee taagan. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka tirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Xukuumada Soomaaliya in dadaal badan ku bixiso sidii … Continue reading Xukuumada Soomaaliya oo loogu baaqay in dalka ka saarto ciidamada Kenya